Dowladda Somalia oo labo Magaalo gaarsiisay qalab loogu talo galay COVID-19 (Sawirro)

as’uuliyiin ka socota wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta Gobalka Mudug iyo magaalada Afmadow ee Jubaland si sare loogu qaado dadaallada la tacaalidda xanuunka COVID-19. Qalabka caafimaad ee la geeyay magaalada Gaalkacyo oo lagu wareejiyay mas’uuliyiin ka socota Puntiland iyo Galmudug, ayaa qayb ka … Continue reading Dowladda Somalia oo labo Magaalo gaarsiisay qalab loogu talo galay COVID-19 (Sawirro)